Al-Nuur Quran Online oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

AL-NUUR QURAN ONLINE waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .   Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.   Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadka. … Continue reading Al-Nuur Quran Online oo Wargalin Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed